Daawo Riwaayadii Qabyo 2

Daawo kuna raaxayso riwaayadii qabyo 2

2 Comments »

  1. ssc said

    marka hore waan diin salaamay dhamaan dadka ku hadla afka somaaliga.marka xigta hadii aan ka hadlo fikirkayga ku aadan riwaayadan, mar waa fiican tahay oo waa sugaataadii oo lagu xasuusinayo. marna waxa ku jira meelo taabanaya haweeenka soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku dhaqasn wadama dalka dibada ka ah. waxaan ka codsanayaa abwaaniinta iyo fanaantii matalaysaba in ay iska yar dhowraan waxyaabaha wax u dhimaya sharafta iyo karaamada haweenka somaaliyeed ee muslinkana ah. waxaan kaloo codsi u soo jeedinayaa abwaanka maxamuud cabdillaahi sangub oo igu maqaalo ah in uu ku sugan yahay wadanka somaaliya meelo ka mid ah in uu isku dayo in uu dhamaystiro riwaayada wixii qalad ahna ka yar hagaajiyo,ibna aadan ayaan nahay waana qaldami karnaa ,abwaanka waxaa laga sugayaa in uu keeno qeybtii saddexaad isagoo sidii hore si ka duwan u nidaamiyey.waxaa na loo baahan yahay in xaal la siiyo haweenka soomaaliyeed, hadii ay qalad galaana ma loo wada dhami sidaas iyo nabadgelyo raalina hala iga ahaado.wsb

  2. hani said

    wan ka hela riiwayadan ruunti

RSS feed for comments on this post · TrackBack URI

Leave a Comment