marka hoe salaan diiran sxb marka xigta hanbal yo wanaagsan oo wacan sida wacan ee aad u soo badhigtay
wax yaabah na qan ciyay ama dadka somalia iyo saomaliland ay iyo putland somaliweyn all waa somali hase yeeshee waxaa kala kaxayay qadiyad walaan marka sida wanagsan e aad noo soo jiida tatay waad ku mahad san tahay sxb intaa kadib waxaan doonay in aan ku soo biiro webpage aad qortan hadad mid tahay iyo hadad badan tihiin ba
waar waxa loo baahana in aadku so darto wxyaalo kale oo aadu quruxbadan oo noosahla in aan dhexdooda isku sawir no marka aan aragno an ku faraxno sxb imikana noogu dedaal sxb
ladane said

Hana Fahmi said
Maansha Allaah waa sawiro qurux badan, walaalo wiilkan aad ayuu ii qanciyey’e
Hibo Mohamed [Hibo Love] said
Sawiro wacan, walaalo wiilkan inaan bartaan rabaa, waanba ka helay sawirkiisa iyo qoraaladiisa.
fadlan waxaan danayni inaad xidhiidh la yeesho.
Ur picture held me deep affection walaahi
mustafe said
waar waxa loo baahana in aadku so darto wxyaalo kale oo aadu quruxbadan oo noosahla in aan dhexdooda isku sawir no marka aan aragno an ku faraxno sxb imikana noogu dedaal sxb
Asad fashion said
Bro waad mahadsantahay sida wanagsan o aad dhalinta ugu dadaadshey dhabti xirfadada wa mid ku dayasho mudan tnx adiga iyo inta kula howl gasho!
nesteexo said
I really lost my Love I need to find him>