waxay aheed maalin roob uu da.ayey isla markaana jawigu daganaa
saxansaxada beeshuna aad u udgoonayd dadkuna ay faraxsanaayen
waxan soo fariistay gurigayaga jardiin kahoreeya waxaana fiininayey
dadka meesha marayey
halmaraan waxan isha qa ku siiyey gabadh aan quruxdeeda halkaan
kusoo koobi karin waxan iska dareemay miyir la.aan xaga
wadnaha ah waxaan hagaagsan ufiiriyey gabadha ay niyadaydu
gashay runtii aad ayaan uuga hellay waxaan isku dayey inaan
helo yartaas kahelay waxaan isku da.yey waxay igu tidhi walaale
marka waan ku salaamay saalaan kadib walaale adoo iga
raaliya waxaad iitilmaamtaa xaafada reer ali dheere
abaayo waan kaaqaaday reerkaa anagaa derisa ee inkeen
ku geeyee waayehey ina mari waan soo wada baxnay
intaan kusoo guda jirnay wadada ayaan waydiiyey abaayo
maxaas ayaa tahay mise inan ?
waxay igu tidhi walaale maxaad aragtay walaale?
maya waxaan jelaystay inaan kula xiriiro abaayo
waxay igu tidhi ok waa ra,yi saxan aniga gabadh ayaan
ahay waan ku faraxsanahay inaad ila xiriirto aboowo
waxan soo gaarnay gurigay rabtay waxan ku idhi abaayo
waa kan gurigaad rabtay ee hada maxaa noobalana ?
waxay igu tidhi iga lasooxirir tellka;791250ama 84;4145
waayahay qalbiyey galabtay ayaan falaashaya hadan waa inoo
iyo kulan danbe intay garabka iqabatay ayay igu tidhi ok
xubiyow hadan ku faraxsanahay xiriirkeena anigkaqayb gal haboon Qaybta 2aada hada
kahor ayaan ku dooni jiray nasiib wanaag hadaan ku hellay
anaa kaajeelinaan kula xiriiro
habada akhristow hadan idin xusuusiyo lamaanayaasha
wiilku waa axmed-deeq
gabadhuna suusaan -yarey
Faadumo xasan ali(yabaniyo)
Putlaind/boosaaso
Yabaniyo2008@//hotmail.com
Qiso hor leh oo jacayl ah iyo Yabaniyo oo mar labaad inoo daadihisa
September 26, 2008 at 4:54 pm · Filed under Jacayl, Qisooyin, Sheekooyin, Somali, Stories, Suugaan, Uncategorized


hani said
waxa laga hadlayo maba fahmiiin hay
sacdiyo gashiin said
waaaw qatar waaye taas maanshaa alaah sheeka macaanaa illahay ha inii deysta waa mahadsantahiin